daafeet.com
Wasiirka Wasaarada Maaliyada oo Ka Jawaabey Eedeymo Kaga Yimid Ganacsatada Somaliyeed ee ku Dhaqan Magalada Muqdisho
Wasiirka Wasaaradda Maaliyada xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa si adag uga hadlay eedeyn uga timid ganacsatada gobolka Banaadi…