Daawo Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Laga Wareystey Sanad Kadib Waxa u Qabsoomey

0
38

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa wareysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya siiyay Laanta afka Soomaaliga ee BBC, isagoo ka hadlay sanad kaddib wixii u qabsoomay tan iyo markii uu xilka qabtay.

Madaxweynaha ayaa ka hadlay arrimaha ammaanka, siyaasadda, iyo arrinta mucaaradka, waxaa uu oo hadal qaaday amniga oo uu sheegay in mas’uuliyad weyn uu ka saaran yahay in shacabka ka difaacaan Argagixisada.