daafeet.com
Dhegeyso:Xildhibaan Shariif Sheekhuna Maye oo Ka Jawaabey Hadalkii Kasoo Yeerey Xildhibaan C/llahi Sheekh Ismaciil
Xildhibaan Shariif Sheekhuna Maye oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul uga jawaabay hadal ka soo yeeray Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil oo ku aadan in Maamulka degm…