daafeet.com
Hogaamiyaha Mucaaradka Dalka Kenya Rail Odinga oo Maanta Asna Loo Dhaariyey Madaxweynaha Shacabka Kenya
Rail Odinga hogaamiyaha mucaaradka dalka Kenya ayaa goor dhow magaalada Nairobi loogu dhaariyay in uu yahay Madaxweynaha Shacabka Kenya. Xaflada dhaarinta oo socotay muddo ka yar toban daqiiqo ayaa…