daafeet.com
Taliyaha Ciidamada Amisom ee Somaliya General Cusmaan Nuur Subagley Oo Dhawaan Xilka Wareejin Doona
Taliyaha Ciidanka AMISOM General Cusmaan Nuur Subagle ayaa dhowaan lagu wadaa inuu wareejiyo xilka uu hada hayo, maadaama uu gaba gabo ku dhow yahay qorshihiisa xil heynta ee loogu tala galay. Gene…