Dhegeyso:Gudoomiyaha Degmada Baraawe oo Beeniyey Bananbax La Sheegey Inuu Ka Dhacay Degmada Gudaheeda

0
130

Gudoomiyaha degmada baraawe Adan Cumar Madoobe oo aan shaley qadka telfoonka ku tiigsaney ayaan ka wareysanay arimo badan oo la xiriira degmada iyo bananbax la sheegey inuu degmada ka dhacay maalintii arbacada.

Gudoomiyaha oo armihaasi ka hadlayana hadaladiisa waxaa ka mid ahaa.

Gudomiyaha Degmada Baraawe

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Gudomiyaha Degmada Baraawe Mobil