daafeet.com
Dhegeyso: Taliye Xigeenka Ciidanka Asluubta oo Ka Warbixiyey Wiil Lagu Diley Xabsiga Dhexe
Taliye ku xigeenka Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed ayaa Faahfaahin ka bixiyay wiil dhalinyaro ah oo Xabsiga dhexe ee Xamar ku geeriyooday kasoo ka mid ahaa Maxaabiista ku xiran xabsiga. Taliyaha ay…