Comments on: Digilow Inta Aadan Mirifle Xisaab ugu Tagin is Xisaabi. http://www.daafeet.com/2018/01/26/digilow-inta-aadan-mirifle-xisaab-ugu-tagin-is-xisaabi/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Sat, 27 Jan 2018 16:19:42 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.2 By: OMI 7 http://www.daafeet.com/2018/01/26/digilow-inta-aadan-mirifle-xisaab-ugu-tagin-is-xisaabi/#comment-5379 Sat, 27 Jan 2018 16:19:42 +0000 http://daafeet.com/?p=11857#comment-5379 Marka hore wan idin salaamay sln ka dib ,
Wllha sharafta leh Digil dulmiga asaga ayaa isugu wacan wana Dayuus, dayuusna wan wada ognahay caqibadisa, teda kale Somali qabiil aaan lahen jilac iyo jarer wa yaryahay qasatan Digil iyo Mirifle, marka maxa sababay jilrca Digil ka dhashay inow wllkis asaga lidayo kii jarerkana hadii la liiday asagana wow isku saxay hadan been la shegeyniin hawiya iyo Daarood iney xuquuqdada ku diidan waxa keenay kuwa badan oo Digil ah hadana jilrc ah ayan aminka ku qabin inow magac digil u dhaqdhaqaqo oo leh adiga jilec ayad tahay kuwan maxa ka galay sidaad daradeed wllhis asaga suuq inow geyaay ibiyaay,
Kuwi la iibiyaaay ayagana waxey naqden ayna iska dhigen wllhod jilicda hadey saas yeleen ineysan far ama ficil midna sameyniin,
Aniga waxan ahay qof Shanta Calema ah hadan waxan ogahay kuwa anaga naga mid ah xaquda inaan la siinin teda kalana 5 caleemo dhexdooda aay ka jirto sidan shegayo oo ah qolada jilecda ah maamul iyo Godomiye iyo wixii hal maalo ayaga inow ku koobnado maxa diiday kan timaha jareerka leh naqdo masul xita godonka Degmada cifan Erdha eheen ma laha kitaab mey ku qorantahay tas waa maya, aniga degmooyinka kale ee Sh, Hoose kama warmo keyga markan ka hadlo anaga ayaa is dulmeyno goorme ayan Digil xaquuq ka maqan wllhen la radina xisabtanka waxa loo bahan yahay inow ka soo bilowdo qabiil kasto dhexdisa ka dib guud ahan loo wada radiyo , marka sunta na duran waa duunta inaan wax ka aragno ka hadalno ee sharaftena tahay mis suuqa taalo oo lacag lagala baxayo cidi rabtana ibsan karto , Mirifle dhexdisa waa is ogyahay dhereg iyo dheef baahi wax walba Digilow ismaba oged ee maxad dad la xisabtanta afkiina haku xirmina waxad mirifle ola tageysin adinkoi ayaaba qayaano ka wada sameysan Haawiye iyo daarood wllnana ma tihiin degankana adiga ayaa sistay bal mala arko qof dhahayo wan wada degna gobolada bari xil ayan doonaya oo ka soo jeedo Digil xita Mirifle adiga sideed ku yeshay in lagu dhaho wan wada degna xilka wax iga sii Digil dib iskugu naqda

]]>
By: bohollifoy http://www.daafeet.com/2018/01/26/digilow-inta-aadan-mirifle-xisaab-ugu-tagin-is-xisaabi/#comment-5330 Thu, 30 Mar 2017 12:46:21 +0000 http://daafeet.com/?p=11857#comment-5330 ASAC walaalayaal waxaan idiin leeyahay marka hore ilaah kacabsada oo caaayda iyo aflgaadada iska daaya waayo wax waliba oo xumaan ah waa laguu qoroyaa. marka aniga waxaan idiin leeyahay soo qora wax wanaagsan oo faa ido uleh dadka ama iska daa. teeda kale digil iyo mirifle waa dad walaalo ah oo aanan waligood kala maarmin meel kasta dunida haka joogaanee waxaan leeyahaya digil iyi mirufle hanoo laadaan cadawgoodana hajabo wabilaahi tawfiiq.

]]>
By: Musluma muuse http://www.daafeet.com/2018/01/26/digilow-inta-aadan-mirifle-xisaab-ugu-tagin-is-xisaabi/#comment-5324 Wed, 22 Mar 2017 13:09:38 +0000 http://daafeet.com/?p=11857#comment-5324 Digil waxaa u tashadey dad shaley soo sheegtey 1954 tii,hadase si xoriyadiisa loo gaarsiiyo waa in ay layimaan qadiyad iyo mabda ay ku xoreeyaan dalkooda iyo dadkooda la dulmiyey.

]]>
By: Mohamed http://www.daafeet.com/2018/01/26/digilow-inta-aadan-mirifle-xisaab-ugu-tagin-is-xisaabi/#comment-5313 Fri, 17 Feb 2017 17:57:07 +0000 http://daafeet.com/?p=11857#comment-5313 In reply to omar.

Aniga waxan dhihi laha bal dad ha hdle bal dad dhan oo tuugsanaayo oo meel walba iska yaala iyagiina aan waxba uqabaneynin wax hakaa shegaan teda kale bal adiga mirifle ah ii sheeg adigoo dikir kaliga ah ku socda nin wax loo meeriyo inaan tahay isma ogid miya marna darood sheego marna hawiye sheego marka hore isasoo sax nacableeye elaay hawiye ayaa tahay walagu yaqana ii kaal meey kkkkk

]]>
By: omar http://www.daafeet.com/2018/01/26/digilow-inta-aadan-mirifle-xisaab-ugu-tagin-is-xisaabi/#comment-5305 Mon, 19 Dec 2016 11:23:24 +0000 http://daafeet.com/?p=11857#comment-5305 asc walalaha dhamaan sln kadib mowduuca wa xasaasi hadaan wax ka iraahdo digil iyo mitifle oo sax ah majiro tusaale gare wa digil mana ahan hubeer wa digil mana ahan iyo qabaa ilka kale waayo waxey ku abtirsadaan 9 samaale ee xaqiiqda umada u sheega hadii kale wareerka wuu sii jiraa aniga mid ayaan qabaa in digilka saxda lamideeyo dadka kudeegaanka ah laga sooc tasi macnaheeda ma ahan in la yiraahdo naga guura ee waa inaan lagu tirin digil xitaa miriflaha ayaa sidaas ah hubeer daafeed wa digil kan bay iyo bakool wa mirirfle ee rer samaale samaalahooda haraadsadaan hadii kale rufyaanimo le soconeysaa

mahadsanidiin

]]>
By: diinsoor http://www.daafeet.com/2018/01/26/digilow-inta-aadan-mirifle-xisaab-ugu-tagin-is-xisaabi/#comment-1567 Thu, 06 Mar 2014 10:07:11 +0000 http://daafeet.com/?p=11857#comment-1567 Sxb ukash marka hore wan ku salamaya tan labad ana kaga shekaynaya dagalka dabare iyo luway ana ku jiray dagalkas igama shekaynaysid qurigan kado qatay ayaan haystaa sxb luway iskada Rra xita wax igama qadin teda labad aniga ma mahmahadan huray o dhahdeen firi dabare dele doya dege dolay ma.aha taad aniga madhihin raxwayn baa dhahday tagrikhda dib urac

]]>
By: sws hanoolaato http://www.daafeet.com/2018/01/26/digilow-inta-aadan-mirifle-xisaab-ugu-tagin-is-xisaabi/#comment-1566 Thu, 27 Feb 2014 22:21:02 +0000 http://daafeet.com/?p=11857#comment-1566 anigoo kuhadlaayo magaca qoomiyada Digil Gaar ahan beesha Shanta caleemood shacabka qoomiyada digil iyo siyaasiyiintooda waxay taageersanyihiin shirka kasocdo magaalada baydhaba 4jaablana manamatalo South West somaliya jiroo joog weligaa

]]>
By: ALI BIMALOW http://www.daafeet.com/2018/01/26/digilow-inta-aadan-mirifle-xisaab-ugu-tagin-is-xisaabi/#comment-1565 Sun, 16 Feb 2014 05:35:08 +0000 http://daafeet.com/?p=11857#comment-1565 In reply to dalmar.

MARKI LAGA SOO TAGO AYADAHA QURANKA IYO AXADIISTA NSCW WAXA SOO RACAYA XISAABTA OO AH WAXA UGU XAQIIQADA DHAW EE BANI ADAMKA KU QANCO HADABA INTEYDAN IS QABSAN HAL MID MAA INAG DHAXEEYA MAXSE INOO DAN AH WAXA INAGA DHAXEEYA DEGAAN , AMA DERIS NIMO WAXANA INOO DAN AH IN AN KU WADA NOOLANO NABAD WARTA HADABA DEGAN WALBA DAKIISA HALOO DAAYO DOORASHADANA QOFKI NUMBER BADAN HELA HA LOO DAYO BALSE ARIMAHA GUDAHA DADKA DEGANKA AYA U TASHANAYA WIXI HOREY EE DHACAYNA TAGE WAXA SOO SOCDA AN K HDALNO OGAD MOORIYAN INEY AFGOOYE HEYSATO OO AYNAN XUR AHEYN KULIGIIN YEYNN ISKU MASHQUULIN E DANAHEENA GUUD AN KA RACANO IS AB QABSIGANA NAGA DAYA WA QOOM DUMIS

]]>
By: C/qadir Sufi Mahamed http://www.daafeet.com/2018/01/26/digilow-inta-aadan-mirifle-xisaab-ugu-tagin-is-xisaabi/#comment-1564 Sun, 09 Feb 2014 15:26:45 +0000 http://daafeet.com/?p=11857#comment-1564 ASC dhamaan waadku mahadsontihin bahda Daafeetnew.iyo qoraaga C/caziz sh Salah.hadii aanku bilaabo hadalkeyga waxaa nasiibdaro ah in Digil,Mirifle iyo inta ladegta dhulka Bay,Bakol iyo Sh Hoose in loogu qaado (baad) taaso loo micneeyay Canshuur.Waxaa kale nasiibdaro in dadka kasoo jeeda degaanka aan kor kusoo xusay ay kujiraan xerooyinka gudaha dalka iyo dibadiisa meeshay kasoo barakaceena ay utahay degaan dad kasoo jeeda Gobolada dhexe.kuwaaso usoomaray wada kasto oo ay ku hanti lahaayen barwaaqo soranka bay,bakol iy Sh Hoose.hadii aan isweydiino su’aal (sideykudhacday??? waxay kudhacday maamul la”aanta iyo kalsooni darada dhixtaala dadka kasoo jeeda deganka kuwaaso aaminsan in aanan leyska dhicikarin cadawga.qaarkootna cadowgaba lasaftay oo damiirka katagay oo xamar kudhexqaata hantidii dadkooda iyo deegankooda lagasoo dhaco waxyar lagasiyo.waa nasiibdaro in waayahanba bilaawatay dad liita ay sheektan dad kasii liita taaso aan ula jeedo kuwa xamar markay joogan noqda Hawiye marka kalana ah madaxda beelaha degaanka waa qorsha lagasoo shaqeeyay boqolaalsano laguna dagaalamay dhoor iyo 20 sano hadalkeyga waxaan kuso koobaya in laga hortago cadawga burcad dhulboobka kawada deegaanada aan korkuso xusay

]]>
By: macruuf-afgooye http://www.daafeet.com/2018/01/26/digilow-inta-aadan-mirifle-xisaab-ugu-tagin-is-xisaabi/#comment-1563 Wed, 29 Jan 2014 12:20:30 +0000 http://daafeet.com/?p=11857#comment-1563 as waan ka xumahay meel aan kafileynay in dad walaalaheena jiro oo dhaji naga jiro mirifle haddii aanaha digil waan ku qanacsaneeyn waxii walaalaheyn mirifle qaato maanta in waxaas soo yeera la idiin kama fileysaneen dadka ku xun iyo ku fiican waalaga helaa balse digil laaluush qaatayaal ma ahan mirifloow waxaat ogaataa digil saaxada siyaasata adigaa uga soo horeeysay waxat ku qasban tahay in aat u dulqadatit aana xureeysit laaluush qaate iyo hawiye wax aan kaga fadhino ma lahan ee waa walidkaaga dhiboon dhibka iyo abaarta ka saar hakuu soo bara baxaan jiilaalka adag wabilaahi towfiiq

]]>