Dhegeyso: Maamulka Gobolka Shabelaha Hoose oo Ka Hadley Dhismaha Maamul Deegaaneedka Degmada Baraawe

0
46

Gudoomiye ku xigeenka arimaha dhaqaalaha gobolka shabelaha hoose Cabdifataax Cabdulle Yusuf oo la hadley warbaahinta ayaa ayaa ka hadley dhismo maamul daageeneed oo beryahan ka socdey degmada baraawe.

Gudoomiayaha ayaa sheegey in uu maraayo heer gabagebo eh islamarkaana ay dhawaan soo af jari doonaan.

Cabdifataax

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Cabdifataax Mobil