daafeet.com
Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobey Arimaha Somaliya oo Ku Baaqay In La Dhaqan Geliyo Heshiska Galmudug iyo Ahlusuna
Wakiilka Gaarka ah Qaramada Midoobay ee Arrimaha Soomaaliya Micheal Keating oo ka qeyb galay shirweynihii Dhuusa-mareeb ayaa ku baaqay in la dhaqan geliyo mideyntii Maamulada Galmudug iyo Ahlusuna.…