Daawo Wareysi Dhinacyo Badan Taabanaya oo Lala Yeeshey Madaxweynaha Dowlada Federaalka

0
35

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa wareysi xasaasi ah uga hadlay xaalada Soomaaliya, Booqashada uu ku marayo Puntland iyo Galmudug.

Wareysigan oo ka baxay TV-GA SBC ayaa waxaa uu sidoo kale Madaxweynaha uga hadlay arimo ay ka mid yihiin dadaalada ay dowladiisa ugu jirto sugida amniga, maamul wanaaga iyo mideynta siyaasadda guud ahaan Soomaaliya.