daafeet.com
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Maanta Booqdey Xarunta Wasarada Gaashaandhiga
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadalo kula leh xarunta Wasaaradda Gaadhaandhiga saraakiisha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed. Booqashada madax…