daafeet.com
Daawo: Xeer ILaaliyaha Guud ee Qaranka oo Laba Xildhibaan kusoo Eedeeyey Iney Qaranka Dembi Ka Galeen
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir oo shir jaraa’id goor dhaw ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ku soo oogay danbi Qaran Dumis ah Labo Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya. …