daafeet.com
Kulan Wadatashi oo Ay Isugu Yimaadeen Waxgaradka Degmada Afgooye oo Lagu Qabtey Magalada Muqdihso
Taariikhda markay aheyd 15.12.2017 waxaa kulan wadatashi isugu yimid qaar ka mid ah Mas’uuliyiinta Degmada Afgoye u matala DFS iyo waxgaradka deegaanka Deg.Afgoye. Mas’uuliyiinta ka soo qeyb gashay…