Comments on: Kashifaad..Dhulkay Qoriga ku Waayeen Ayaa Maanta Shariif Sakiin Rabaa Inu Xalaaleeyo http://www.daafeet.com/2017/11/24/kashifaad-dhulkay-qoriga-ku-waayeen-ayaa-maanta-shariif-sakiin-rabaa-inu-xalaaleeyo/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Tue, 06 Feb 2018 22:12:00 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.2 By: OMI Abu 7 http://www.daafeet.com/2017/11/24/kashifaad-dhulkay-qoriga-ku-waayeen-ayaa-maanta-shariif-sakiin-rabaa-inu-xalaaleeyo/#comment-5390 Tue, 06 Feb 2018 22:12:00 +0000 https://www.daafeet.com/?p=33046#comment-5390 SU’AL DIGIL DHULKA INOW LEYAHAY MA CADAHAY ?
HADOW LEYAHAYNA MAXA DIIDAY INOW DHULKIISA DHEXDA U XERTO DADKA ISKA DHICIYO ?
TEDA KALE MAXA LOO WAYAY DIGIL OO ISKU YIMADO OO KA TASHADO AYAHOODA AYAGO MIRIFLA KA MAQAN?
MISE MIRIFLE LA’ANTIIS WAX MA NAQAN KARTAN AYEEY KITAAB KA AQRISTEN KULEY KITABKA ALLE BEEN KAMA SHEGAYANE, BY, OMAR M,I ABU 7

]]>
By: Muslimo muuse http://www.daafeet.com/2017/11/24/kashifaad-dhulkay-qoriga-ku-waayeen-ayaa-maanta-shariif-sakiin-rabaa-inu-xalaaleeyo/#comment-5367 Fri, 24 Nov 2017 13:53:33 +0000 https://www.daafeet.com/?p=33046#comment-5367 Digil waa kacay waa kan dagaalka kula wada oo ma ilowdeen gen:Salah Dube Digil.

]]>
By: arlaadiigirl http://www.daafeet.com/2017/11/24/kashifaad-dhulkay-qoriga-ku-waayeen-ayaa-maanta-shariif-sakiin-rabaa-inu-xalaaleeyo/#comment-5365 Wed, 22 Nov 2017 15:15:24 +0000 https://www.daafeet.com/?p=33046#comment-5365 ASC waxaan ku raacsanahay walaalkey ABDI reer DIGIL waa in ay fadhiga ka kacaan oo ciidan sameystaan oo ay dagalamaan hadii kale isticmaar ha u diyaar garoobaan maxaa u diidey inay dagalamaan???

]]>
By: Abdi http://www.daafeet.com/2017/11/24/kashifaad-dhulkay-qoriga-ku-waayeen-ayaa-maanta-shariif-sakiin-rabaa-inu-xalaaleeyo/#comment-5364 Wed, 22 Nov 2017 07:02:02 +0000 https://www.daafeet.com/?p=33046#comment-5364 Hadal wax ma taro ciidan hala dhiso. Maxaa ku diidantihiin Biimaal kuma jiri doono kuwa dhulkooda la qaadanaayo maxaa yeeley wuu dagaalamaa lkn Digiloow shariif wax idin kama qaadaayo hadaad ciidan dhisataan hadal dhaafa wlhi wax kale uma baahna xornimada ilaa dagaal idinkaa doqon ah dhulkiina dad naf lacaari ah uga cararaayo hal maalin maan maqalno ciidan digil ah oo shabeelaha hoose ka dagaalamaayo doqoney dabkaa ba’

]]>