daafeet.com
Akhriso: Taariikh Nololeedkii Madoobe Nuunow oo kooban (1948-kii-2017-ka).
Madoobe Nuunow Maxamed waxa uu 1948-kii ku dhasahay degmada Diinsoor ee gobolka Baay Soomaaliya. Waa Siyaasi muddo dheer kasoo mid ah Baarlamaanka Soomaaliya. Maahayn Mudane Baarlamaan oo kaliya ee…