daafeet.com
Wadayaasha Mooto Bajaajka oo Maanta Bananbax Ku Sameynaya Wadooyinka Magalada Muqdisho
Wadayaasha gadiidka Mooto Bajaajka ayaa maanta bananbax ka sameynaya qeybo ka mid ah wadooyinka magaalada Muqdisho, iyaga oo cabanaya dhibaatooyin loogu geystay jidadka magaalada oo qaarkood loo di…