daafeet.com
Dhegeyso; Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Federaalka oo Maanta Xildhibanada Golaha Shacabka Ka Codsadey In Loo Gudbiyo Xiligii Azxaabta
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo maanta la hadlayey xubnaha golaha shacabka ayaa sheegay in ay muhiim tahay in la dhiso Axsaab Siyaasadeed. Waxa uu xusay …