daafeet.com
Fadeexo:Gudoomiyaha Gobolka Shabelaha Hoose oo Lunsadey Lacag Loogu Tala Galey In Dadka Tabaleysan Lagu Afuriyo
Xog ay Daafeet Media ka heshay ilo lagu kalsoon yahay ayaa waxaa ay sheegayaan in Gudoomiyaha gobolka Shabeelaha hoose Ibraahim Aadan Cali (Najax) uu lunsaday lacago loogu tala galay in lagu afuriy…