daafeet.com
Wadooyinka Muhiimka ah ee Magalada Muqdisho oo Maanta Xiran
Ciidamada dowladda ayaa Saakay Gawaarida dagaalka ku jaray qaar ka mid ah wadooyinka ugu muhiimsan Magaalada Muqdisho sida Maka Al-Mukarrama,Wadnaha iyo Jidka 30-ka. Dadka Shacabka ayaa lugeynaya M…