daafeet.com
Nabadoon Maanta Lagu Diley Degmada Waaberi
Koox hubeysan ayaa maanta degmadda Waaberi ee gobolka Banaadir ku dilay nabadon lagu magacaabi jiray C/qaadir Xuseen. Dilka nabadoonka waxaa uu ka dhacay xaafadda Ansalooti ee degmaddaasi, waxaana …