daafeet.com
Daawo Jamciyada Tadaamun al-islaami oo Maanta Deeq Dawo ah Gaarsiiyay Degmada Wanleweyn iyo Deegaano Hoos Taga
Jamciyada Tadaamun al-islaami oo ah Jamciyad gacanta ku heysa xarumo badan oo waxbarasho oo ku yaala Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa maanta waxaa ay deeq Daawoooyin oo isugu jira Faleenbooyin, Metro…