daafeet.com
Afhayeenka Alshabab Sheekh Cali Dheere oo Sheegey In Dagaalka Ay Dowlada Kula Jiraan uu Socon Doono
Xarrakada Al-shabaab ayaa sheegtay in marnaba aysan joojin doonaan dagaalka ay kula jirto dowladda federaalka iyo ciidamada caawinaya ee AMISOM, kadib doorashadii dhawaan ka dhacday dalka. Afhayeen…