daafeet.com
Reysulwasaraha Cusub ee uu Dhawaan Magacaabey Madaxweynaha oo Maanta La Kulmey Xubno Ka Tirsan Baarlamaanka
Kulankaan oo uu manta Ra’iisul wasaraha magacaaban ee dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali kheyre uu la qatay Xildhinabaanno ka tirsan baarlamanka Soomaaliya ayuu kaga codsaday in ay cod…