daafeet.com
Maamulka Somaliland oo Sheegey In Goboladooda aan lagu Isticmaali Karin Baasaboorka Somaliya
Wasiirka Arrimaha gudaha Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiiray Farotoon, ayaa sheegay in Somaliland laga dhoofi karin ama lagu soo gali Karin Baasaboorka Soomaaliya ee gudaha Somaliland lagu sameeyo. Sidoo…