daafeet.com
JACEELKI ASAD IYO BOQORADA (Qeybta 9-aad)
Deynaba ayaa hadana tiri Aboowe codsi maku weydiistaa hana ila yaabin inteey tiri ayeey qososhay. Hassan haa I weydii weligaagana waxa niyadaada rabto hadeeyba wanaag yihiin qofna ha aga baqin weyd…