daafeet.com
Dhegayso…Suldaanka Beesha Wacdaan oo ka Calaacalaya dhulboobka beesha Abgaal.
Ugaaska guud ee beesha Wacdaan Cismaan Ugaas Warsame Cali Suuleey ayaa waxaa markii ugu horeysay dhaleecayn dusha uga tuurey beesha Abgaal oo dhulboob aad u baaxad weyn ka wada deegaano dhaca dulee…