daafeet.com
Biyo La,aan Laga Soo Sheegayo Deegaano ka Tirsan Gobolka Bakool
Wararka naga soo gaaraya deegaano ka tirsan Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in dadka halkaa ku dhaqan soo food saartay biyo la’aan daran. Dadka ka soo barakacay deegaannadan ay ka ji…