daafeet.com
JACEELKII ASAD IYO BOQORDA (Qeybta 2-aad)
Asad wuxuu ku bilaabay hadalkiisa salaan mida bani`aadamka isku salaamaan mida ugu qaalisan lagana helo ajar iyo xasanaad, intaas kadib wuxuu mahad u celiyey alihii raxmaanka ahaa ee wax waliba dha…