daafeet.com
Faarax Sheekh C/qaadir ” Faarax Sakiin” oo Ku Guuleystey Ka Mid Noqoshada Aqalka Hoose
Doorashada Xubnaha Aqalka hoose ee ka socota Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabelle, ayaa waxaa ku soo baxay Xubno ka dhex muuqday Dowlada hada waqtigeeda dhamaadey. Faarax Sheekh C/qaadi…