daafeet.com
Masiibo Hor Leh Kooxda Xag Jirka ee Daacish oo La Sheegey Iney la Wareegtey Degmada Qandala
Gudoomiyaha degmada Qandala ayaa sheegay in Daacish ay qabsaday degmada Qandala ,islamarkaana ay iskaga baxeen ciidamadii maamulka Puntland ee halkaasi ku sugnaa. Gudoomiyaha ayaa sheegay in maamul…