daafeet.com
Madaxweynaha Xiligiisa Dhamaadey Xasan Sheekh Maxamuud oo Sheegey In Muqdisho Ay Yeelan Doonto Maqaan U gaar Ah
Madaxweynaha xiligiisa dhamaadey, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Muqdisho ay yeelan doono maqaam iyo maamul u gaar ah, isla markaana dhawaan loo sameyn doono maamul ay Bulshadu soo doorteen.…