daafeet.com
Innaa Lillaahi wa innaa ileyhi Raajicuun: Nabadoon C/llahi Axmed C/raxmaan Oo Shaley Lagu Diley Degmada saakow
Shalay oo ay Taariikhda aheyd 21/10/2016 waxaa Degmada Saakow ee Gobalka Jubada Dhexe si xaqdarro ah loogu diley Nabadoon C/laahi Axmed C/raxmaan oo ahaa mid kamid Nabadoonada magaca kulahaa Beesha…