daafeet.com
Ciidamo Beeleedyo Ku Labisan Dareyska Dowlada oo Howlgalo Maanta Ka Wada Degmada afgooye
Wararka ka imaanaya Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha hoose, ayaa sheegaya ciidamo beeleedyo ku labisan dareyska dowlada ay halkaasi ka bilaabeen sida la sheegey howlgalo ammaanka lagu xaqiijin…