daafeet.com
Meydad iyo Dhaawac aad u Badan oo Laga Keeney Degmada Afgooye oo Maanta la Gaarsiiyey Cisbitaal Madiina
Isbitaalka Madiina ee Muqdisho ayaa maanta lasoo gaarsiiyay maydadka ugu yaraan 8 Ruux iyo dhaawac tobaneeyo kor u dhaafey, kuwaas oo laga soo qaaday Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellada Hoose. Ag…