daafeet.com
Wefdi Ka Socda Ururka Qaramada Midoobey oo Maanta Gaarey Magalada Kismaanyo
Wararka ka imanaya Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka ayaa sheegaya in saaka ay halkaasi gaareen wafdi balaaran oo ka socda Qaramada Midoobey. Wafiga ayaa maamulka Jubbaland kala hadlaya xaalada…