daafeet.com
Daawo Kala Yaaca Maanta ka Dhacay Suuqa Degmada Afgooye Ka Dib Kolkii Ay Alshabab Magalada Soo Gashey
4tii galabnimo kolkey aheyd sacada geeska africa ayaa waxaa degmada afgooye maanta ka dhacay dagaal qaraar oo ay isaga hor yimaadeen ciidamo beeleedyo ku labisan dareyska dowlada iyo maleeshiyaadka…