daafeet.com
Gudiga Doorashooyinka oo Sheegey In Ergada Liiskooda Loosoo Gudbiyey Ay Gaarayaan 6528
Gudiga Doorashooyinka Dadban ee Soomaaliya ayaa shaaciyey in loosoo gudbiyey liiska qaar kamid ah ergadii dooran lahayd xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya . Gudiga ayaa xaqiijiyey in ergada laso…