Aqriso Urur La Magac Baxay Ururka Ilaalada Shacabka Shabelaha Hoose oo Looga Dhawaaqey Gobolka Shabelaha Hoose

0
158

Ururka Ilaalada Shacabka Gobolka Shabeelaha Hoose oo dhowaan looga dhawaaqay magaalada Marka ee xarunta gobolkan ayaa soo saaray Warsaxaafadeed xambaarsan fariinta Ururka.

Qoraalkan oo ku qoran luqadda English-ka ayaa la gaarsiiyey Wakiilada beesha Caalamka, Safiirada dowladaha daneeyo Arimaha Soomaaliya iyo Hay’adaha kale ee fadhigooda yahay magaalada Muqdisho.

pressrelease-updated-final-1-1-page-001

pressrelease-updated-final-1-1-page-002