daafeet.com
Daawo Iskoolka Deegaanka Aw Cusmaan ee Degmada Wanleweyn oo Casharo Ka Bilowdey
Qaar ka tirsan qurbo jooga Deegaanka Aw cusmaan ee Degmada Wanleweyn ayaa sanadka deegaanka waxaa ay ka hirgelisey dugsi hoose dhexe kadib kolkii ay arkeen in deegaanka uusan ka jirin wax iskool a…