daafeet.com
Dhegeyso Warsaxaafadeed Kasoo Baxay Hay’ada Culimada Somaliyeed oo Ay Kaga Soo Horjeesteen Kootada Dumarka Iyo Musuqmaasuq In Lagu sameeyo Doorashooyinka
Hay’adda culimada Soomaaliyeed ayaa soo saartay digniin cusub oo ku aadan in haweenka Soomaaliyeed aysan ka mid noqon karin baarlamaanka cusub ee soo socda. Ma’suuliyiin ka tirsan Hay’adda culimada…