daafeet.com
DAAWO VIDEO: WALAALAHA MUSLIMIIN WAXA LA IDINKA CODSANAYAA HADII AAD AWOODAAN IN AAD CAAWISAAN QOF NAAFO AH OO KU DHIBATEYSAN DEGMADA XUDUR
Muuqaal Naxdin leh, Waa 40 jir Curyaan oo Derbe jiif ah oo ku nool magaalada Xuddur Ee Xarunta Gobolka Bakool Ee Koonfur Soomaaliya. wuxuu ku socdaa Jowaan iyo Baako uu isagu sameystey malahan wax …