daafeet.com
Madaxweynihii Hore ee Somaliya Sh. Shariif Sheekh Axmed oo Magalada Muqdihso Soo Gaarey
Madaxweynihii hore ee Somalia, Sh. Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta soo gaaray magalada Muqdisho, iyadoo Waddada gasha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho laga xiray taageerayaashiisa. Dadweyne badan oo …