daafeet.com
Dhegeyso Madaxweynaha Somaliland oo Sheegey In Shacbka Ay Diyaar U Yihiin Iney Ka Go,aan Somaliya
Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa sheegay in shacabka deegaanada Soomaaliland ay diyaar u yihiin in ay ka go’aan Soomaaliya inteeda kale. Hadaladiisana waxa…