daafeet.com
Aqriso: Warmurtiyeedkii Kasoo Baxay Shirka Madasha Qaran ee Beryahan Ka Socdey Villa Somaliya
Waxaa goor-dhaw magaalada Muqdisho lagu soo gaba-gabeeyay shirkii Madasha Wada-tashiga Doorashada Somalia ee Sannadkan 2016-ka, kaasoo muddo Toddobaad ah ka socday Xarunta Madaxtooyada Somalia ee M…