daafeet.com
Amisom oo Sheegey Iney Baari Doonto Xasuuqii Ka Dhacay Deegaanka Awdiinle ee Gobolka Baay
Taliska AMISOM ee Somalia ayaa sheegay in ay baarayaan falkiii Dad Shacabka ah lagu laayay ee ka dhacay Deegaanka Awdiinle ee Gobolka Bay, kuwaas oo ay ku jireen dad odayaal ah. War-saxaafadeed kas…