daafeet.com
Dukaamo Ku Yaala Dalka Koonfur Africa oo Ay Maalmahan Bililiqo Ka Socoto
Tan iyo shalay ayaa waxaa socday boob lagu hayo dukaamo ay leeyihiin dad ajaaniib ah oo kunool dalkaasi Koonfur Afrika oo Soomalidu ay ka mid yihiin. Weerarada boobka ah ayaa ka bilowday siyaasad a…