daafeet.com
Dhegeyso:Feysal Cali Waraabe oo Sheegey Shirka Ka Socda Magalada Muqdisho Ineysan Waxba Kasoo Baxeyn
Gudomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID ee Feysal Cali Waraabe oo la hadlay warbaahinta ayaa ka hadlay Shirka Madasha wada-tashiga Qaran ee ka socda Magaalada Muqdisho,waxaana uu sheegay in Shirkaas…