daafeet.com
Dhegeyso Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo Sheegey In Doorashadu Dhici Doonto Waqtigii Loogu tala Galey
Madexweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dadaal dheeri ah ku bixin doonto sidii Soomaaliya ay uga dhici laheyd doorasho waqtigii loogu…