daafeet.com
Shirkii Looga Hadlaayey arimaha Bini’aadanimada oo Maanta Lasoo Gabagabeeyey
Hoggaamiyayaasha Caalamka, Qaramada Midoobay, Wakiilada deeq bixiyayaasha iyo hay’adaha gargaarka kuwa caalamiga ah iyo kuwo aan dowliga ahayn, ayaa u fadhiyay shir laba maalmood ah. Ujeeddad…